Posts

Showing posts from August, 2022

Faaidada Xijaabka

Image
  Gabadh baa waxay soo iibsatay Telefon qaali ah,ka dib Aabaheed ayaa ku arkay Talefonkii markaasuu ku yidhi!  "Aabbo markaad Talefonka soo iibsatay wixii ugu horeeyey ee aad samaysay muxuu ahaa?"  Gabadhii baa ku jawaabtay;  "Waxaan soo galiyay Qolof (cover) sarre oo Talefonka difaac u noqonaya, kana ilaalinaya in uu jabo.  Aabbihii baa ku yidhi; "Cid kugu qasabtay miyaa jirta in aad sidaa samayso?  Gabadhii; "Maya Aabbe, layguma qasbin, laakiin aniga ayay i anfacaysaa in aan sidaas sameeyo si Talefonku uusan iiga jabin.  Aabbihii; "Ma kula tahay in aad ceebaysay Shirkadii Talefonka soo saartay?  Gabadhii; "Maya Aabbe, Shirkadu ayadaaba nagula talinaysa in aan Talefonka Qolof sarre galino, si uusan Talefonka nooga jabin.  Aabbihii; "Waa tahay, Qolofku miyuu qiima tirayaa Talefonka?  Gabadhii; "Maya Aabbbe, lkn Difaac ayuuba u yahay Talefonka, in uu jabo buu ka ilaalinayaa, ilayn haddii uu jabo waa uu qiima beelayaaye.  Aabbihii; "M...